Kooxda Manchester City ayaa garoonkaya caanka ah ee Ethihad Stadium, kusoo dhawenaysa naadiga Sparta Prague kulan ka tirsan Champions League.
Kooxaha Manchester City iyo Sparta Prague ayaanan weli laga badinin kulamada ag ciyaareen tartanka UEFA Champions League.
Xaqiiqoyinka Kulanka
●Tani waxay noqon doontaa markii ugu horeysay ee Manchester City iyo Sparta Prague ay ku kulmaan ciyaar tartan ah taariikhda.
●Manchester City iyo Sparta Prague ayaan laga badinin xilli ciyaareedkan tartanka UEFA Champions League.
●Manchester City ayaan ilaa hadda wax gool ah laga dhalin labadii kulan ee ay ciyaareen tartanka UEFA Champions League.
●Manchester City ayaa noqon doonta kooxdii sagaalaad ee kala duwan ee Ingiriis ah oo ay Sparta Prague la kulmi doonto Arbacada.
●Sparta Prague ayaa badisay kaliya afar ka mid ah 22-kii kulan ee ugu dambeeyay oo ay la ciyaartay kooxaha Ingiriiska.
Safka macquulka ah ee Manchester City:
Ederson; Lewis, Akanji, Dias, Gvardiol; Gundogan, Nunes; Bernardo, Foden, Grealish; Haaland.
Sparta Prague safka hore ee suurtogalka ah:
Vindahl; Vitik, Panak, Zeleny; Preciado, Kairinen, Laci, Wiesner; Birmancevic, Rrahmani, Haraslin.