English News

Toban sano ka hor Robinho ayaa ahaa saxiixii ugu horeeyay ee Man City … wuxuu haatan doonayaa inuu dib ugu soo laabto daawashada Gabriel

Ronbino oo la hadlayey war baahinta dalka brazil yaa waxaa uu si cad usheegay in uu toban sano ka hor uu ahaa Ciyaarn yahanka ugu

Continue Reading »

Qeybta English News

Ciyaaryahankii Hore ee Kooxda Celtic Iyo Manchester United Liam Miller Oo La Dagaalamaya Kansarka Ayaa Sheegay In 36-Sano Jirkaasi uu Daaweynayo Kiimiko.

Wuxuu dib ugu soo laabtay magaalada Cork laba sano kahor isaga oo xaaskiisa iyo saddex caruur ah ka hor intii uusan ku jirin Wilmington Hammerheads.

Continue Reading »

English News Archives

Xiddiga Manchester United Paul Pogba ayaa ku soo Biiray MTV European Music Abaalmarinada Walaalaha Florentin iyo Mathias Football. ”
- Nov 13, 2017
Paul Pogba iyo walaalihiisa Florentin iyo Mathias ayaa ka qaybgalay barnaamijyada MTV Yurub Music Awards habeenkii axada. Walaalaha Pogba ayaa dhamaantood loola cararay munaasabada London, iyadoo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester ...
JAMIE REDKNAPP: Oo Aamaanay Dadalka Uu Wado Southgate oo uu Sheegay In uu Horay Usocdo;
- Nov 13, 2017
Jamie redknapp oo  ka aamusnan waawayey hormarka ay ku talaab sanayaan dhalin yarada xulka England  ayaa waxaa uu aad ugu  dheraaday in uu  amaano dhalintaa xulka England isaga oo arintaan ...
Ireland Waa Ay Soo Baxday Waxaa Ay ku Soo Baxday Barbaro Goolal la’aan badbaadisayna Shaqada Randolph ;
- Nov 12, 2017
Ciyaartii xalay dhex martay irland iyo qaranka denmarka ciyaartan oo ahayd mid labada qaran kala raadinayeen mid kasta in ay la timaado natiijo wax ku ool ah halka denmka raadinaysay ...
Warbixin; Phil jone oo Dhaawac soo Gaaray Warbaahintana ee Dayn Dusha Uga Tuuray.
- Nov 12, 2017
PHIL JONES Daafaca dambe ee kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inuusan qabin  dhaawac xoogan waxaana xidigaan uu ka carooday dadka buun buuniya dhaawiciisa. Difaacaan ayaa dhaawac looga saaray garoonka ...
Lionel Messi Oo Ay Arin Cajiib Ah Dhex Martay Laacib Ay Isku Qaran Yihiin
- Nov 10, 2017
Lionel Messi ayaa raali galiyay xiddiga ay isku xulka yihiin ee Sebastian Driussi kana ciyaara dalka russia una ciyaara kooxda reer Russia ee Fc Senti kadib markii uu aqoonsan waayay ...
Liverpool Oo Dalab Rasmi Ah Ka Diiday Kooxda Barcelona Oo Ay Ku Doonaysay Philippe Coutinho ;
- Nov 9, 2017
Kooxda Barca ayaa lagu soo waramayaa in ay dhigeeda Liverpool miiska u saartay dalab Rasmi ah oo dhan 105 milyan oo euro oo ay ku doonayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ...
Madaxa kooxda Arsenal Steve Rowley ayaa lagu wadaa inuu ka tago ka dib 35 sanno oo uu dib u cusbooneysiiyay nidaamka qorista ee kooxda;
- Nov 9, 2017
Madaxa kooxda Arsenal Steve Rowley, oo 35 sanno ka soo shaqeeyay kooxda, ayaa qarka u saaran inuu ka tago kooxda ka dhisan Premier League. Rowley ayaa la xiriiray asxaabtiisii kooxda si ...
Barcelona Iyo Sergio Roberto Oo Isku Dhagan Iyo Juventus- oo Indhaha Ku Haysa;
- Nov 9, 2017
Ilo  wareedyo  kasoo baxa dalka spain ayaa qorayaan Sergi Roberto uu gaashaanka u ku dhuftay in uu hishiiska u kordhiyo kooxda barca ka dib kullan dhex maray maamulka Barca iyo ...

Next Page »