ENGLAND

Ciyaar tii Derby Madrid oo Dhaawac Uu Ka Soo Gaaray Ramos, Hadaba Dhaawacaas Halkee Ayuu Ka Soo Gaaray?

Daafaca kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa sanka dhaawac ka soo gaaray  sida ay sheegtay kooxda. Kabtanka waxaa wajiga laad kaga dhuftay daqiiqadii 35aad ciyaaryahanka

Continue Reading »

Qeybta ENGLAND

Liverpool oo 3-0 ku garaacday Southampton: Mohamed Salah ayaa labo gool ka dhaliyey iyo Philippe Coutinho oo Qaybka Qaatay guushii ay ka gaareen kooxda Jurgen Klopp ee garoonka Anfield.

  Liverpool ayaa seddex guul ka gaartay wareega group-yada ka dib markii ay si xor ah ku garaacday Southampton garoonka Anfield Ninkan oo lagu magacaabo

Continue Reading »

ENGLAND Archives

Manchester United oo Xansuuq Ugaysatay Newcastle Kadib Soo Laabashadii Poul pogb,
- Nov 19, 2017
Manchester United ayaa 4-1 uga badisay Newcastle kulankii Old Trafford Dwight Gayle ayaa goolasha u furay kooxda martida ah, iyadoo dadaal xoogan siday gool udhalin lahayd wakhti hore, United ayaa dib ugu ...
Kulamada galabta iyo caawa side ayaa laysu wajahaahayaa halkan kaga bogo.
- Nov 18, 2017
Cawa ilaa galabta waxa horyaalada dhamaan ka qabsooya kulmo la wad sigayo ku waas oo Aan  idiin soo gudbin doono natiijooyinka kasoo baxa hadaba  halka hoose  kaga bogo ciyaaraha ka jira ...
Maxaad Kala Soctaa Galabta Iyo Waqooyiga London;
- Nov 18, 2017
Galabata waxaaa waqooyiga magaalada London ka dhicid doonta ciyaar dhex mari doonta labada kooxood ee arsenal iyo tottenham, Labadan  naadi oo kawada dhisan england gaar ahaana waqooyiga ayaa ciyaartooda, Waxaa ay ledahay  ...
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa ka careysnaa in England ciyaar yahanada;
- Nov 18, 2017
Jose Mourinho ayaa ku eedeeyay Gareth Southgate iyo xulka England inay ku guuldareysteen inay difaacdaan Phil Jones ka dib markii uu soo muuqday daafaca Manchester United waxaa la jose ayaa ...
Manchester United ayaa kalsooni ku qabta inay Jose Mourinho ku sii negaan doonto old trafford inkastoo ay jirto xaalad mustaqbalka fog
- Nov 17, 2017
  Manchester United ayaa kalsooni ku qabta in Jose Mourinho uusan ka tagi doonin Old Trafford inkastoo uusan hubin mustaqbalkiisa mustaqbalka fog. Mourinho ayaa ka badbaaday su'aalo ku saabsan inuu qandaraaska u ...
Juve iyo Barca oo Isku Baac Sanaya Xiddiga ka Dheela Premier League.
- Nov 17, 2017
Kooxda Juve ayaa la sheegaya  in ay kooxda Barca kula biirtay baacsiga loogu jiro xiddiga khadka dhexe ee kooxda Tottenham iyo qaranka Dermark ee Christian Eriksen marka la gaaro suuqa ...
Arsenal iyo Tottenham oo Shax isku Dhaf ah Laga Sameeyey Hadaba ,Kooxdee ayaa Xiddigo Badan Kuleh Shaxda?
- Nov 17, 2017
Premier League ayaa lagu soo  laaban doona isbuucaan, iyadoo Arsenal iyo Tottenham ay  is wajihi doonan. labadan koox oo dariska ka ah Waqooyiga London Ayaa waxaa sanadihii  dame uu muudeen kuwo  awoodo  ...
Horyaalka Premier League ee lixda xiddig ee ugu qiimaha badan: Mohamed Salah, Laakiin Wali Tiemoue Bakayoko Ayaa ka Maqan’
- Nov 16, 2017
Bilaha xagaaga ayaa keena rajo ay qabaan  taageerayaasha kooxaha Premier League. Oo ku wajahan Saxiixyada cusub “ Waxaa markasta la arkaa saxiixyo waawayn iyo kuwa yar yar oo la soo baxa tayo ...

Next Page »