SPAIN

Ciyaar yahanka Reer Argentina ee lion messi Ayaa Sheegay in Xulka Argentina ay Rajo Wayn Ka Qabaan Koobka Aduunka;

Halyeeyga reer Argentine iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday waxa xiga uu sameyn doono hadii ay dhacdo in xulka Argantina uu ka

Continue Reading »

Qeybta SPAIN

Realmadrid ayaa xaqiijisay Rafael Varane uu ka maqnan doono kulanka sevilla;

Zinedine Zidane ayaa wuxuu ka warbixiyay xaalada dhaawac ee labadan difaac wuxuuna ugu horeyn hadalkiisa ku bilaaway: “Rafael Varane waxaa soo gaadhay dhaawac, wuxuu mari

Continue Reading »

SPAIN Archives

Kooxda realmadrid ayaa soo dhawayn doonta kooxda reer germeny ee Dortmund, real oo aan 8 sanno guul daro kasoo gaarin koox germeny ah oo timaada Bernabéu;
- Dec 6, 2017
Indhaha caalamka ayaa isha ku haya kulanka caawa Real Madrid ay ku marti gilinayaan kooxda Dortmund ee wareegga 6-aad ee marxaladda Group-yada Champion-ka waana kulanka ugu dambeeyay ee wareeggaas . Real ...
Maxaa Kala Socotaa Atlectico Madrid oo Ka Hartay Champions Leaque;
- Dec 6, 2017
Kooxda Atletico Madrid oo xili ciyaareedyadii ugu danbeeyay soo gaadhaysay heerarka ugu danbeeya ee UEFA Champions Leaque ayaa xili ciyaareedkan si lama filaan ah ugu hadhay heerka Groupyada kadib markii ...
Barca oo Guud Ahaanba ka Cirib Tirtay Sporting cp Champions league Una Dirtay Xagaa iyo Portugal;
- Dec 6, 2017
  Tababare Valverde ayaa go’aan ku gaadhay in uu shaxdiisa siddeed isbadal ku sameeyay isaga oo ka fikirayay kulanka muhiimka ah ee ay kooxdiisu booqan doonto kooxda Villarrreal isaga oo aan ...
Maxaad kala socotaa xogta champions league cawa;
- Dec 5, 2017
Waxaa cawa garoomad yurub laga yeerin doonaa astaanta champions league Haddaba waxaanu halkan idiinku soo koobnay xogta dhamaan kulamada caawa laga ciyaari doono tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions Leaque iyada ...
Chelsea iyo Atletico Madrid: Kulamadii ugu dambeeyay ee Champions League;
- Dec 5, 2017
Atletico Madrid ayaa qarka u saaran inay ka fariisato Champions League wareega group-yada oom aan cago badan ku taagnayn  ayna u badan tahay in ay waydo in ay kaalinteeda champions ...
Macalinka Kooxda Barca oo Soo Saaraay Liiska Kooxda uu Ku Wajihidoono Sporting cp;
- Dec 5, 2017
Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa soo saaray liiska 18 ka ciyaartoy ee kooxdiisa uga qayb gali doona kulanka lixaad ee heerka groupyada Champions Leaque ugu danbeeya ee ay ...
Maxaad Kala Socotaa Xaalada Ronaldo oo Ku Jaaha Wareer san Xilli Ciyaareedka uu ku Qadanayo Madrid;
- Dec 4, 2017
Ronaldo ayaa ahaa gooldhaliyaha ugu goolasha badan LaLiga xilli ciyaareedkii hore, isagoo dhaliyay 10  xiligan oo kale isaga oo dhamaan ka sareeyey messi, suares,aspas; Cristiano Ronaldo ayaa haatan ku jira xilli ...
Florentino Perez ayaa sheegay in Real Madrid ay ku jirto xilli ciyaareed fiican, islamarkaana tababaraha sida Zinedine Zidane, waxay heystaan sabab kasta oo ay u heystaan inay ku riyoodaan koobab badan.
- Dec 4, 2017
Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez, ayaa sheegay in Los Blancos ay haatan ku jiraan xili mid ka mid ah waqtiyadii ugu fiicneyd taariikhdooda, waxaana hoos u dhigtay Zinedine Zidane oo ...

Next Page »