Arrimaha Bulshada

Wayne Rooney ayaa ku soo laabtay Old Trafford, waxaana uu ku sii jirayaa 50 milyan oo ginni oo Chelsea ah – oo ah toddobo waxyaabood oo aad ka maqnaayeen Champions League.

Toddobaadkii ugu danbeeyay ee ficilada Champions League waxa ay noqdeen qiyaas aad u ballaaran. Manchester United ayaa badisay isla markaana kaalinta koowaad kaga jirta groupkooda.

Continue Reading »

Qeybta Arrimaha Bulshada

Jose Mourinho ayaa diiday inuu ku eedeeyo ciyaartoydiisa Manchester United inay guul darro 1-0 ah kasoo gaartay Basel habeenkii arbacada.

Michael Lang ayaa ku guuleystay in uu jabiyo 100% rikoorkii kooxda United ee heerarka group-ka, taas oo macnaheedu yahay in United ay weli u baahan

Continue Reading »

Arrimaha Bulshada Archives

Kooxda Chalsea oo Kubiiratay Kooxaha Usoobaxay Wareega 16 ee Champions League Markay Tumatay Kooxda Qarabag;
- Nov 23, 2017
Chelsea ayaa xaqiijisatay booskeeda wareega 16-ka Champions League markii ay 4-0 ku garaacday 10 ciyaaryahan oo Qarabag ah hameenkii xalay ahaan. Blues ayaa u baahneyd inay ku badiso garoonkeeda Qaranka si ...
Liverpool Echo oo bannaanka soo dhigtay wixii uu macallin Klopp ku sameeyey xiddigaha Reds kaddib guuldarraddii ka soo gaartay Tottenham
- Oct 27, 2017
Shabakadda Liverpool Echo ayaa shaacisay oo bannaanka soo dhigtay waxa uu macallin Jurgen Klopp ku qasbay inay sameeyaan xiddigaha kooxdiisa Reds kaddib guuldarradii weyneed ee ka soo gaartay Tottenham. Reds waxa ...
LAYAAB+SAWIRRO-Muran kadhashay daanyeer sawir iska qaaday iyo maxkamad xukun ka gaadhey
- Sep 12, 2017
Sawir qaade ayaa ka guulaystay koox u doodda xuquuqda xayawaanka, ka dib dacwad laba sano socotay oo ku saabsan daayeer sawir iska qaaday. Daayeerka wuxuu muuqaalka isaga qaaday kayn ku taalla ...
DAAWO-Maryan Mursal,”Axmed Cali Cigaal goal ayaan ka dhaliyey maadaama aan ka soo hormaray”.
- Sep 12, 2017
Fanaanaddda caanka ah ee Maryan Mursal oo socdaal ku maraysa deegaamada Puntland ayaa sheegtay inay goal ka dhalisay Fanaan Axmed Cali Cigaal maadaama ay uga soo horaysay Puntland islamarkaana ay ...
DAAWO-Lama arag iyo lama maqal, Niikadii aduunka, Dayax Dal-nuurshe Canab Cawo iyo Cumar Shariif
- Sep 8, 2017
Fanaanka soo ifbaxay sanadahaan Dayax Dal-nuurshe, Cumar Shariif iyo Xaawo Cawo ayaa magaalada Baydhabo kadhigay wacdaro cajiib ah, waxaana halkaan ka daawan kadhaan muuqaalo ku cajibanaya iyo heeso shidan, Af ...
Madaxweynaha Puntland oo Gudoomiye cusub u magacaabaya gobolka Karkaar
- Sep 8, 2017
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Xaaji Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hadda weli ku maqan gudashada waajibaadka diiniga ah ee Xajka ayaa lagu wadaa inuu maalmaha foodda nagu soo haya magacaabo ...
Sawirro-Tuugo gaari ku xadday Kenya oo la sixray kadibna dharkii tuurtay.
- Sep 8, 2017
Magaalada Mombasa waxaa ka dhacday dhacdo ay dadku la yaabeen kaddib markii labo nin oo tuugo ah ay soo xadeen gaari uu laha nin sixirka aaminsan kaas oo markii uu ...
LAYAABKA ADUUNKA-Waa 81 jir haysata shahaadada PHD oo qashinka ka gurta magaalo
- Sep 7, 2017
Haweeney 81-jir ah oo sameysay koox haween kaliya ah oo qashinka ka uruuriya tuulada ay ka deggan tahay dalka Lubnaan ayaa haatan waxaa ku soo qulqulaya dad fara badan oo ...

Next Page »