Horyaalada Yurub

Kooxda Napoli ayaa ka haraty champions league waxayna u jahaysatay xagaa iyo europ leage;

Kooxda Napoli ayaa awoodeeda Serie A-da kusoo bandhigi weesay tartamada Yurub waxayna si waji gabax ku dheehan uga hartay Champion-ka. Napoli ayaa guuldaro 2-1 kala

Continue Reading »

Qeybta Horyaalada Yurub

Kooxda Man City Ayaa La Kulantay Guuldaridii Ugu Horaysay ee Xilli Ciyaareedkan Ee Champions league;.

Tababare Guardiola ayaa ciyaarta ku soo galay shax gabi ahaanba ka duwan shaxdii ugu dambaysay isaga oo xiddigo badan u nasiyay kulanka sabtida ee Manchester

Continue Reading »

Horyaalada Yurub Archives

Warbixin: Dortmund Guud Ahaanba ka Hartay Chamions League,Realmadrid oo Iska Xaadirisay Wareega 16aad;
- Dec 7, 2017
Madrid ayaa heshay goolkeeda furitaanka waxayna waqti wacan u ahayd da’yarka uu Zidane kulankan ku soo bilaabay ee Borja Mayoral kaas oo kooxdiisa Los Blancos u dhaliyay goolka furitaanka kadib markii ...
Warbixin: kulanaka Liverpool Vs Spartak Moscow Ayaa Lagu Ciyaari doonaa Anfield Road, Spartak Moscow oo ay u Badan Tahay In Ay Aado Europ league;
- Dec 6, 2017
Reds ayaa kulanka soo galaysa iyada oo kaliya rabta guul si ay ugu soo baxdo wareega xiga sidoo kale ku dhamaysata kaalinta 1-aad ee Groupka. Kooxda Klopp ayaa kulanka soo galaysa ...
Xogta:Shakhtar Donetsk Vs Man City, Shakhtar Ayaa Iska Eegaysa Napoli Hadii Laga Badiyana Waaba Hartaa;
- Dec 6, 2017
City ayaa kulanka soo galaysa iyada oo wakhti hore sii xaqiiqsatay booskeeda wareega 16-ka kadib markii ay dhamaan wada guulaystay 5-tii kulan ee hore. Si kasta ha ahaatee City ayaa kulanka ...
Kooxda realmadrid ayaa soo dhawayn doonta kooxda reer germeny ee Dortmund, real oo aan 8 sanno guul daro kasoo gaarin koox germeny ah oo timaada Bernabéu;
- Dec 6, 2017
Indhaha caalamka ayaa isha ku haya kulanka caawa Real Madrid ay ku marti gilinayaan kooxda Dortmund ee wareegga 6-aad ee marxaladda Group-yada Champion-ka waana kulanka ugu dambeeyay ee wareeggaas . Real ...
Maxaa Kala Socotaa Atlectico Madrid oo Ka Hartay Champions Leaque;
- Dec 6, 2017
Kooxda Atletico Madrid oo xili ciyaareedyadii ugu danbeeyay soo gaadhaysay heerarka ugu danbeeya ee UEFA Champions Leaque ayaa xili ciyaareedkan si lama filaan ah ugu hadhay heerka Groupyada kadib markii ...
Barca oo Guud Ahaanba ka Cirib Tirtay Sporting cp Champions league Una Dirtay Xagaa iyo Portugal;
- Dec 6, 2017
  Tababare Valverde ayaa go’aan ku gaadhay in uu shaxdiisa siddeed isbadal ku sameeyay isaga oo ka fikirayay kulanka muhiimka ah ee ay kooxdiisu booqan doonto kooxda Villarrreal isaga oo aan ...
Manchester United Iska ka Ilow Taariikhdii Lama Ilaawanka Ahayd ee Labo Daqiiqo Laba Gool , Xalay Waxaa Ay Qortay Taariikh Cusub oo Ah 1 Haldaqiiqo Labo Gool;
- Dec 6, 2017
Jose Mourinho ayaa kulankan shaxdiisa laga dareemayay in uu ka fikirayay kulanka Manchester Derby ee axada isaga oo shaxdiisii uu guulaha ku soo gaadhay isbadalo ku sameeyay laakiin kooxda CSKA Moscow ...
Maxaad Kala Socotaa Ciyaarihii xalay ee Europ League; Yaa haray? Yaase soo baxay ?
- Nov 24, 2017
Waxaa xalay  groomada qaarda yurub laga ciyaaray koobka labaad ee naadiyaasha yurub  ee Euro league halkaas oo ay kooxo badan sitoos ah uga haareen  tartanka kuwa kalana soo baxeen. Kooxaha qaarkoodna sugayaan ...

Next Page »