All News

Ciyaar tii Derby Madrid oo Dhaawac Uu Ka Soo Gaaray Ramos, Hadaba Dhaawacaas Halkee Ayuu Ka Soo Gaaray?

Daafaca kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa sanka dhaawac ka soo gaaray  sida ay sheegtay kooxda. Kabtanka waxaa wajiga laad kaga dhuftay daqiiqadii 35aad ciyaaryahanka

Continue Reading »

Qeybta All News

Liverpool oo 3-0 ku garaacday Southampton: Mohamed Salah ayaa labo gool ka dhaliyey iyo Philippe Coutinho oo Qaybka Qaatay guushii ay ka gaareen kooxda Jurgen Klopp ee garoonka Anfield.

  Liverpool ayaa seddex guul ka gaartay wareega group-yada ka dib markii ay si xor ah ku garaacday Southampton garoonka Anfield Ninkan oo lagu magacaabo

Continue Reading »

All News Archives

Maxaad Kala Socotaa Kooxaha Xalay Ku Ciyaaray Magalada Madrid ee Derby Madrid;
- Nov 19, 2017
Kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid ayaa bar-baro isla dhaafi waayay kulan xiisa lahaa oo ka tirsanaa horyaalka La Liga asbuucii 12-aad. Kulanka ayaa ahaa mid xiiso leh oo ay labada ...
Manchester United oo Xansuuq Ugaysatay Newcastle Kadib Soo Laabashadii Poul pogb,
- Nov 19, 2017
Manchester United ayaa 4-1 uga badisay Newcastle kulankii Old Trafford Dwight Gayle ayaa goolasha u furay kooxda martida ah, iyadoo dadaal xoogan siday gool udhalin lahayd wakhti hore, United ayaa dib ugu ...
Kulamada galabta iyo caawa side ayaa laysu wajahaahayaa halkan kaga bogo.
- Nov 18, 2017
Cawa ilaa galabta waxa horyaalada dhamaan ka qabsooya kulmo la wad sigayo ku waas oo Aan  idiin soo gudbin doono natiijooyinka kasoo baxa hadaba  halka hoose  kaga bogo ciyaaraha ka jira ...
Maxaad Kala Soctaa Galabta Iyo Waqooyiga London;
- Nov 18, 2017
Galabata waxaaa waqooyiga magaalada London ka dhicid doonta ciyaar dhex mari doonta labada kooxood ee arsenal iyo tottenham, Labadan  naadi oo kawada dhisan england gaar ahaana waqooyiga ayaa ciyaartooda, Waxaa ay ledahay  ...
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa ka careysnaa in England ciyaar yahanada;
- Nov 18, 2017
Jose Mourinho ayaa ku eedeeyay Gareth Southgate iyo xulka England inay ku guuldareysteen inay difaacdaan Phil Jones ka dib markii uu soo muuqday daafaca Manchester United waxaa la jose ayaa ...
Madrid Derby Oo Cawa Yeelandoona Waji Cusub Iyo Waalalo Ku Loolamidoona;
- Nov 18, 2017
Real Madrid ayaa caawa marti u ah Atletico Madrid, waana kulankii ugu horeeyay horyaalka La Liga xilli ciyaareedkaan ee lagu dheelayo garoonkla cusub tletico ee Wanda Metrapolitano, arinka xiisaha badan ...
Madrid Derby oo Ay Cawa Goobjoog Ka Noqon Doonta Hooyada Dhashay Labo Xiddig oo Ku Hardami Doona Derby Madrid;
- Nov 17, 2017
Kulanka Madrid Derby ayaa la sugayaa iyadoo markii ugu horeysay lagu ciyaari doono garoonka Wanda Metrapolitano, balse kulankaan wuxuu qaas u yaha Py Laurence oo ah hooyada dhashay xidigaha Lucas Hernandez ...
Manchester United ayaa kalsooni ku qabta inay Jose Mourinho ku sii negaan doonto old trafford inkastoo ay jirto xaalad mustaqbalka fog
- Nov 17, 2017
  Manchester United ayaa kalsooni ku qabta in Jose Mourinho uusan ka tagi doonin Old Trafford inkastoo uusan hubin mustaqbalkiisa mustaqbalka fog. Mourinho ayaa ka badbaaday su'aalo ku saabsan inuu qandaraaska u ...

Next Page »