Halkeh marayaa loollanka tartanka Europe League, arag kulamada caawa la ciyaarayo

Waxaa caawa la ciyaarayaa kulamada 32-aad ee Europe League, waxana isku wajahaya kooxo waaweyn oo iyagu sanadkan koobkaas ku loolamaya.

Hooska arag hadaba kooxaha caawa is arkaya iyo saacadaha la daawanayo kulamadooda.

7:00 Fiidnimo: Lokomotiv Moscow vs Nice

9:00 Habeenimo: Atletico Madrid vs FC Koebenhavn

9:00 Habeenimo: Dynamo Kyiv vs AEK Athens

9:00 Habeenimo: Lazio vs FC FCSB

9:00 Habeenimo: RasenBallsport Leipzig vs SSC Napoli

9:00 Habeenimo: Sporting CP vs FC Astana

9:00 Habeenimo: Viktoria Plzen vs Partizan Beograd

9:00 Habeenimo: Villarreal vs Lyon

9:00 Habeenimo: Zenit St. Petersburg vs Celtic

11:05 Habeenimo: AC Milan vs Ludogorets Razgrad

11:05 Habeenimo: Arsenal vs Oestersunds FK

11:05 Habeenimo: Atalanta vs Borussia Dortmund

11:05 Habeenimo: Athletic Bilbao vs Spartak Moscow

11:05 Habeenimo: Braga vs Marseille

11:05 Habeenimo: Salzburg vs Real Sociedad

Fikradaha Akhristayaasha (0)