AC Milan oo Xasuuqday SPAL 2013

Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa Muhiim ah ka Gaartay kulankii xiisaha badnaa ee ay lacaayareen kooxda SPAL 2013 iyaga oo ku Xasuuqay Naadiga ay Martida u ahaayeen 4-0.

AC Milan oo Guushaan ay u ahayd mid aad muhiim u ah Maadaama ay doonayaan in ay Xiliga danbe dheelaan koobaabka yurub ayaa waxaa Goolasha 2 ka mid ah dhaliyey Wiilka da.da yar ee Patrick Cutrone.

Goolasha kale ee AC Milan waxaa kala dhaliyey Cayaartoyda Lucas Biglia iyo Fabio Borini oo badal ku soo galay kulankaan oo u ahaa Taageerayaasha Milan mid Raaxo ah isla Markaana kor u soo qaaday Naadigooda oo soo galay kaalinta 7 aad iyaga oo leh 38 dhibcood.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)