7-heshiis waa weyn oo aan filaneyno inay hirgalaan bishan Janaayo inta ka harsan

Bishan Janaayo saxiixyo waa weyn ayaa xili hore dhaceen Liverpool oo £75m Virgil van Dijk kaga soo qaatay Southampton iyo Barcelona oo £142m Phillippe Coutinho gacanta kaga soo dhigtay Liverpool.

Balse saxiixyada waa weyn intaas kuma ekaan doonaan waxaana idiin heynaa 7-saxiix oo lagu tilmaamay saxiixyo waa weyn inay hirgali doonaan inta ka harsan bishan Janaayo.

Fadlan hoos kaga bogo 7-cayaaryahan oo lagu kalsoon yahay in bishan Janaayo isbadal naadi sameyn doonaan kuwaas oo qaarada Yurub caan ka ah:

1. Alexis Sanchez – Arsenal to Manchester City

2. Thomas Lemar – Monaco to Arsenal ama Liverpool

3. Jonny Evans – West Brom to Arsenal ama Manchester City

4. Kieran Tierney – Celtic to Manchester United

5. Wilfried Zaha – Crystal Palace to Tottenham

6. Theo Walcott – Arsenal to Southampton

7. Pierre-Emerick Aubameyang – Dortmund to Guangzhou Evergrande

Fikradaha Akhristayaasha (0)