Kulamada Xiisaha badan ee dhacaya sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee aad daawan karato?

Waxaa lacayaari doonaa Kulamo xiiso badan oo ku kala tirsan Horyaalada England iyo Talyaaniga kuwaas oo aan idiin soo gudbin doono mis kasta Saacada Geeska Africa ee labaasan doono.

Dhamaan Kulamada Sabtiga.

December 30
06:00 AFC Bournemouth vs Everton
06:00 Chelsea vs Stoke City
06:00 Huddersfield Town vs Burnley
06:00 Liverpool vs Leicester City
06:00 Newcastle United vs Brighton & Hove Albion
06:00 Watford vs Swansea City
08:30 Manchester United vs Southampton
———
– Serie A
December 30
02:30 Fiorentina vs AC Milan
05:00 Atalanta vs Cagliari
05:00 Benevento vs ChievoVerona
05:00 Bologna vs Udinese
05:00 Roma vs Sassuolo
05:00 Sampdoria vs SPAL 2013
05:00 Torino vs Genoa
08:00 Inter vs Lazio
10:45 Hellas Verona vs Juventus

Fikradaha Akhristayaasha (0)