Barcelona oo lumineysa Samuel Umtiti oo ku sii jeeda Manchester United

Daafaca kooxda kubada Cagta Barcelona ee Samuel Umtiti ayaa lasheegayaa in uu u dhaqaaqi doono Naadiga Manchester United kooxdaas oo dooneysa in ay lawareegto marka lagaaro bisha Janaayo 2018.

Wargewyska Daily Mail,ayaa daabacay in Manchester united ay Xiriir hoose lasamaysey daafaca dalka France ee Samuel Umtiti kaas oo ay u balan qaadeen mushaar ka badan kan uu hada ka qaato Barcelona.

Xiddigaan oo hada dhaawac kaga maqan Barcelona ayaa dhankiisa lasheegayaa in uu aqbalay u wareegitaanka Naadiga Manchester United kooxdaas oo doon dooneysa daafac adag oo ay ku buuxiyaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)