Somaliland oo Xabsi ugu hanjabtay Cayaartoy u dheeshey Puntland

Maamulka Somaliland oo sheegay in ay ka Go een Soomaaliya inteeda kale ayaa sheegay in ay jiraan Cayaartoy ka soo jeeda maamukaas oo dheeley Cayaarihii Maamul Goboleedyada ee dhawaan lagu qabtay Muqdisho.

Somaliland ayaa hanjabaad u jeedisay Cayaartoyda ka Cayaartay Muqdisho hadii ay ku laabtaan Hargeysa in ay ciqaab lakulmi doonaan taas oo cabsi ku abuurtay Cayaartoy u Cayaartay Punland oo soo gaartay Finalka koobka Maamul Goboleedyada Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)