LIVE: Half Time- Banaadir 0-0 Puntland

Waxaa socda kulan Xiiso badan oo u dhexeeya kooxaha kala matalaya Maamulada Banaadir iyo Puntland Waana Cayaar Semifinal ah oo kii badiyaa waxa uu usoo bixi doonaan Finalka koobka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Hadaba wax kasta oo ku soo kordha kulankaan kala soco qalinkacayaaraha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)