Maxaad Kala Socotaa Ciyaarihii xalay ee Europ League; Yaa haray? Yaase soo baxay ?

Waxaa xalay  groomada qaarda yurub laga ciyaaray koobka labaad ee naadiyaasha yurub  ee

Euro league halkaas oo ay kooxo badan sitoos ah uga haareen  tartanka kuwa kalana soo baxeen.

Kooxaha qaarkoodna sugayaan is araga ugu dameeya kooxahaas ayaan ah kuwa rajadoodu ay mugdi ku jirto si kastaba  ha ahaatee  waxaan suagnaa ayaa ah  balcid sida toos  ka ah ugudubta iyo cida harta marka laga reebo kooxaha sida tooska ah u haray.

Hadba waxaa website ka ciyaar side akhrista yaashiisa usoo gudbinayaa  sida ay xalay ku dhamaatay natiijadii  Europe leage ee hameenkii xalay ahaa.

Hadba halka kaga bogo

Astana 2:3 villareal

Athletic 3:2 Hertha BSC

Lazio 1:1 Vitesse

Rosenborn BK 0:1 R.sociedad

Koln 1:0 Arsenal

Viktoria Plzen 2:0 FCSB

Konyaspor 1:1 Marseile

Zenith 2:1 Vardar skopje

Nice 3:1 Zulte Waregem

Lokomotiv moskva 2:1 Kobenhavn

Ostersunds FK 2:0 Zorya luhansk

Salzburk 3:0 Vitoria

Milan 5:1 Austrian wien

Everton 1:5 Atalanta

Olympique 4:0 apollon

Fikradaha Akhristayaasha (0)