Jose Mourinho ayaa diiday inuu ku eedeeyo ciyaartoydiisa Manchester United inay guul darro 1-0 ah kasoo gaartay Basel habeenkii arbacada.

Michael Lang ayaa ku guuleystay in uu jabiyo 100% rikoorkii kooxda United ee heerarka group-ka, taas oo macnaheedu yahay in United ay weli u baahan tahay inay dhibic ka hesho kulankooda ugu dambeeya ee ay la ciyaarayaan CSKA Moscow.

Anthony Martial iyo Marcos Rojo  ayaa ku soo wada bilowday United, laakiin weerarka Lang ayaa kooxda reer Swiss ku guuleystay in ay gool dhaliso taso oo sababtay in ay man utd ubaahato hal dhib ciyaarta soo socota.

Mourinho ayaa ka careysnaa kooxdiisii, laakiin waxay u baahan yihiin kaliya inay ka fogaadaan guuldarro ka soo gaarta kooxda Ruush ah ee  ay ku marti qaadayaan Old Trafford si ay horumar ugu sameeyaan.

Isku aadka Basel ayaa xaqiijin laheyd booska ugu sareeya, laakiin United ayaa u muuqata inay ku xiran tahay labo maskaxeed oo ku saabsan inay iska dhigi karaan iyo inay xaqiijin karaan dhibco ama isku dayaan inay ku guuleystaan old trafford.

Nemanja Matic, Ander Herrera iyo Chris Smalling ayaa muujinaya niyadjabkooda ka dib goolkii Basel

Markii ay ka sii baxayeen garoonka ku waas oo dhamaanba  maxada  hoos u jeedshay indhahana siin waayey  jamaahiirta man utd,

Waxaan la ciyaarnay koox  ciyaareysay shan daafac, “ayuu yiri Mourinho

“Waxaan isku dayeynay inaan la ciyaarno seddex ciyaaryahan oo weerarka ka ciyaara, waana shaqadii qeybtii hore, sababtoo ah ma aysan qaban Karin wax weerar ah oo ay nagu soo qaadan.

” Ma aanan dhalinin wax gool ah  qeybtii labaad, sababtoo ah xaqiiqda aan ognahay hal dhibic ayaa anagu  filan.

Haatan marka aan tagno  masarax riyada waxaan u baahan nahay in aan  ka jawaabno  waxaanu luminay  oo ah in aan qaldanay waayo waa la saxaa khaladka laakiin waa in aan ku saxnaa  jamaahiirta hortooda  jose oo hadalka sii wata lana hadlayey sportmail  ayaa sheegay in aysan jirin cabsi ah in ay ka haraan champions league.

Fikradaha Akhristayaasha (0)