Tottenham: Ayaa Gabi Ahaanba Rajadii Kooxda Borussia Dortmund ee champions league Ku Riday God Dheer;

 

 

 

 

Dele Alli ayaa ku dhexjiray labo daafac oo jilicsan,  markii uu caawiyey goalka Heung-min Son guul darradii kasoo gaartay tartanka North London kooxda reer germeny  ayaa ahay mid gabi ahaanba soo afmertay rajadii ay ka lahaayeen champions league.

Kooxda Mauricio Pochettino ayaa qeybtii hore ee ciyaarta lagu qasbay in shabaqa laga soo taabto iyadoo Pierre-Emerick Aubameyang uu goolka u saxiixay ka hor inta aysan qeybtii hore ee ciyaarta  ciyaarta wax is badalin.

Harry Kane ayaa,  goolkiisii ugu horeeyay mudo  bilo ah, goolka hary kane ayaa ahaa mid ka

Barbaraha ka keenay kooxda Borussia Dortmund

Intaa ka dib labada kooxoodba waxaa ay ahaayeen kuwo dadaal ugalay sidii ay guul u keensan lahayeen  lkn  waxaa rajada ciyaarta soo afmeeray  oo rajadii Borussia Dortmund

Soo gaba gabeeyey  ciyaar yahanka reer japan Son Heung ciyaarta ayaana ku dhamaatay ½  
ay leedahay kooxda Tottenham ee reer England

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)