Cristiano Ronaldo oo Noqday Cayaaryahanka ugu liita dhamaan Weeraryahanada ka Cayaara Horyaalada ugu Sareeya yurub xiligaan Sabab?

Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa qiimeyn lasameeyey lagu ogaadey in uu yahay kan ugu liita dhamaan Weeraryahanada isku dayey in ay Goolal u dhaliyaan Naadigooda Xiligaan.

Cristiano Ronaldo ayaa lasheegayaa in uu sameeyey 55 isku day oo uu doonayey in uu Gool ku dhaliyo Tiradaas oo uu beegsaday shabaqa kooxda ka soo horjeeda balse shuudadkaas 1 Gool oo kaliya ayuu ku dhaliyey 54 tii kale waa qasaariyey.

Hadaba waxaa lasoo saaray liis dheer oo laga sameeyey Cayaartoyda Goolasha ugu yar ku dhalisey isku daygoodii ugu badnaa xiligaa dhamaan Horyaalada ugu Sareeya qaarada yurub ee sida weyn loo xiiseeyo.

STRIKERS WITH WORST SHOT CONVERSION RATES IN TOP 5 LEAGUES 
Player Team Total shots Goals Shot Conversion
Cristiano Ronaldo Real Madrid 55 1 1.82
El Ghazi, Anwar Lille 39 1 2.56
Berardi, Domenico Sassuolo 35 1 2.86
Hahn, Andre Hamburg 29 1 3.45
de Preville, Nicolas Bordeaux 26 1 3.85
Calvert-Lewin, Dominic Everton 25 1 4
Luiz Araujo Lille 24 1 4.17
Donis, Anastasios Stuttgart 23 1 4.35
Forsberg, Emil RB Leipzig 22 1 4.55
El Haddadi, Munir AlavEs 21 1 4.76
Falcinelli, Diego Sassuolo 20 1 5
Di Francesco, Federico Bologna 20 1 5
Kean, Moise Verona 19 1 5.26
Verde, Daniele Verona 19 1 5.26
Cerci, Alessio Verona 19 1 5.26
King, Joshua Bournemouth 19 1 5.26
Guirassy, Sehrou Cologne 19 1 5.26
Calleri, Jonathan Las Palmas 37 2 5.41
Benzema, Karim Real Madrid 18 1 5.56
Delort, Andy Toulouse 34 2 5.88
Jordan Ayew Swansea City 17 1 5.88
Osako, Yuya Cologne 17 1 5.88
Gomez, Mario Wolfsburg 17 1 5.88
Sanchez, Alexis Arsenal 32 2 6.25
Pavoletti, Leonardo Cagliari 32 2 6.25
Gray, Andre Watford 16 1 6.25

Fikradaha Akhristayaasha (0)