UEFA oo soo Saartay Magcayada 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa 11 kii Sano ee lasoo dhaafay kooxehee u badan

Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo saaray Magacyada Cayaartoydii ugu fiicneyd 11 kii Sano ee la soo dhaafay kuwaas oo intooda badan laga soo xulay kooxaha dalka Spain ee kala ah Barcelona iyo Real Madrid.

Real Madrid iyo Barcelona ayaa leh 6 ka mid ah 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa qaarada yurub 11 kii Sano ee lasoo dhaafay waxaana ay leeyihiin min 3 Cayaaryahan.

Hdaaba waa kuwee 11 kaas Cayaaryahan ee ahaa kuwii ugu fiicnaa kubada Cagta qaarada yurub 11 kii Xili Cayaareed ee lasoo dhaafay.

Iker Casillas, Sergio Ramos, Gerard Pique, Carles Puyol, Philipp Lahm, Xavi, Andres Iniesta, Steven Gerrard, Thierry Henry, Cristiano Ronaldo and Lionel Messi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)