Maxaad ka Taqaan 5 ta Cayaaryahan ee hal Xili Cayaareed 30 Gool iyo kabadan ka dhalisay Premier League?

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee hal xili cayaareed 30 Gool iyo kabadan ka dhalisay Horyaalka Premier League dalka England.

Hadaba waa kuwee shantaas Cayaaryahan?

5. Robin Van Persie and Thierry Henry- 30 goals (2003/04, 2011/12)

5. Robin Van Persie and Thierry Henry- 30 goals (2003/04, 2011/12)

3. Cristiano Ronaldo- 31 goals (2007/08)

2. Alan Shearer- 34 goals (1994/95)

1. Andrew Cole- 34 goals (1993/94

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)