Maxaad ka Taqaan Magacyada 6 da Cayaaryahan ee in kabadan shan boqol Gool u dhalisay kooxaha ay u Cayaareen

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee dhalisay shan boqol oo Gool iyo kabadan Gaar ahaan u dhalisay Kooxihii ay u Cayaareen iyada oo qaarkood ay u dhaliyeen hal Naadi.

Hadaba waa kuwee 6 daas Cayaaryahan?

6. Lionel Messi- 523 goals

5. Cristiano Ronaldo- 537 goals

4. Gerd Muller- 615 goals

3. Romario- 688 goals

2. Pele- 646 goals

1. Ferenc Puskás- 616 goals

Fikradaha Akhristayaasha (0)