John Stones oo seegi doona kulanka Manchester United

Daafaca kooxda kubada Cagta Manchester City ee John Stones ayaa lasheegayaa in uu dhaawac kaga maqnaan doono kulanka darbiga ah ee Naadigiisu lacayaari doono Manchester United.

John Stones oo dhaawac muruqa ah looga saaray kulankii ay shalay lacayaareen Naadiga Leicester City,ayaa lasheegayaa in uu Garoomada kamaqnaan doono ugu yaraan mudo 6 Todobaad ah taas oo keeneysa in uusan dheeli doonin Cayaarta darbiga ah.

Soccer Football – Premier League – Leicester City vs Manchester City – King Power Stadium, Leicester, Britain – November 18, 2017 Manchester City’s John Stones receives medical attention after sustaining an injury REUTERS/Darren Staples EDITORIAL USE ONLY. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or “live” services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. Please contact your account representative for further details.

Xiddigaan oo muhiim ka ah Manchester City ayaa mcalinkiisa Pep Guardiola waxa uu sheegay in dhaawaca soo gaaray daafciisa ay mas uuliyadiisa leeyihiin xulka dalka England kadib markii ay Cayaarsiiyeen kulamadii Jarmalka iyo Braziil hadana waxa uu kamqnaan doona Cayaarta ay 10 ka bisha soo socota ladheeli doonaan Manchester United.

Fikradaha Akhristayaasha (0)