Jamie Carragher Ayaa Is barbar Dhig ku Sameeyey Spurs Iyo Arsenal, si cadna u Qeexay in Spurs Ay Ka Wacan Tahay Arsenal;

Arsenal ayaa weli ah waddo dheer oo ka horeysa Tottenham marka loo eego xaalada ciyaaryahanka, sida uu sheegay halyeygii  hore ee Liverpool iyo xulka England  ee Jamie Carragher.

Gunners ayaa 2-0 ku garaacday Tottenham Axadii dhamaadkii Isbuucaan si ay u soo afjarto farqiga u dhaxeeya kooxda ay xafiiltamaan ee waqooyiga London dhibcaha Premier League.

Inkastoo kooxda Mauricio Pochettino ay ku dhameysatay kaalinta labaad ee horyaalka xilli ciyaareedkii hore iyo seddex boos oo ka sareysa Arsenal, Carragher ayaa aaminsan in Tottenham ay haatan tahay koox weyn oo ka mid ah kooxaha dalka England.

“Tottenham kaliya ayay heysataa, waxaana ay ku dhameysan doontaa kaalinta koowaad ee Arsenal xilli ciyaareedkan, laakiin waa awood shidaal,” ayuu Carragher u sheegay Sky Sports.

Waa  hadii aad tahay  koox  wayn waxaad doonaysaa in aad ku dhamaysato kaalin sare markaad lix ama shan xili ciyaareed ku dhamaysato kaalin sare  waxaad u bahan tahay in aad hesho ciyaar yahan wayn.

Hada marka laga hadlayo arsenal ama spurs  waxaad garan karta dookha ciyaar yahan ka wayn in uu ahaan lahaa arsenal laakiin ka eeg dhanka  awooda iyo shaqada ay hayso spurs  yurub ama England

Mid kasta waxaa ay ka joogaan  boos wanaagsan

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)