Sidee loo kala Hogaaminayaa Gooldhalinta Horyaalka Premier League

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal qaabka kala horeynta Gooldhalinta Horyaalka  Premier League dalka England Horyaalkaas oo ah kan ugu xiisah badan Caalamka oo dhan.

Horaalka dalka ingiriiska oo ah  kan loogu daawashada badan yahay ayaa la ciyaaray kulamadii 12aad todobaadkaan iadoo  ay  shabaqa soo taabteen badi cayaartooyda  ku tartameysa gool dhalinta horyaalka  ingiriiska

Hadaba sidee ayey u kala horeeyaan Cayaartoyda ugu Goolasha badan Horyaalka Premier League?

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)