Saadaal Muujinaysa In aysan kooxda Barca Ku Guulaysan Horyaalka Iyo Sadaalinta oo Shaagaysa In Real Madrid Aysan ka Quusan Horyaalka;

Kooxda Barca ayaa ku jirta wakhti fiican kadib markii ay si fiican ku bilaabatay xilli ciyaareedkan iyada oo badisay 11 kulan oo horyaalka ah iyada oo hal kulan bar-baro gashay 12-kii kulan ee ugu horeeyay barca ayaa ku jirta  ciyaar xarago leh.

Barca ayaa hogaanka horyalka ku haysa 4 dhibcood oo ay ka sarayso kooxda kaalinta 2 aad ku jirta, ayaa  leh  30 dhibcood halka kooxda horyaalka haysa ee barca ay leedahay 34 dhibcood ,

Dhinaca kale kooxda  ay xifaal tamaaan ee realmadrid ayaa  ka damaysa 10 dhibcood oo nadiif ah

Wargayska AS ayaa soo saaray xog muujinaysa in qaabka fiican ee ay ku bilaabatay Barca ayna la macno ahayn in ay ku guulaysan doonto horyaalka xilli ciyaareedkan.

AS ayaa xogta ku muujisay 3 mar oo hore ay koox ku bilaabatay qaab fiican laakiin ay hal mar oo kaliya ku guulaysatay horyaalka La Liga.

Markii ugu horaysay ayay dhacday in ay kooxda Real Madrid qaab cajiib ah ku bilaabato horyaalka xilli ciyaareedkii 1991/1992 iyada oo 34 dhibcood heshay 12-kii kulan ee ugu horeeyay waana isla dhibcaha ay haatan haysato Barcelona laakiin Ugu dambayn Real Madrid ayaa horyaalka u wayday kooxda Barca oo wakhtigaas ku guulaysatay horyaalka.

Markii labaad ayay dhacday sanadkii 2013/2014 waxa qaab fiican ku bilaabatay horyaalka kooxda Barca laakiin ugu dambayn waxa horyaalka ku guulaystay Atletico Madrid.

Marka kaliya ee ay kooxda qaabka fiican ku bilaabatay horyaalka ay hanatay ayaa ahaa sanadkii 2012/2013 iyada oo Barca ku bilaabatay

Fikradaha Akhristayaasha (0)