Maxaad Kala Soctaa Galabta Iyo Waqooyiga London;

Galabata waxaaa waqooyiga magaalada London ka dhicid doonta ciyaar dhex mari doonta labada kooxood ee arsenal iyo tottenham,

Labadan  naadi oo kawada dhisan england gaar ahaana waqooyiga ayaa ciyaartooda,

Waxaa ay ledahay  xiiso gara ah

Maxaad kala socotaa kulankan

Arsenal” shkodran mustafi   iyo dany welbeck labadoodaba   waxaa ay wajahayaan titjaabooyin dheeraad ah

Xilli  xili ciyaareedkii hore ,

Ayaga oo doonaya in ay soo laabtaan ka dib dhaawacyo  cajirka iyo gumaarka.

Si kastaba ha ahaatee ,Olivier giroud  ayaa la filayaa in uu san dheeli doonin kulankan,

Kadib markii  uu dhaawac  jilibka ah ka soo gaaray  gaaray  gudashadii waa jibkiisa qaran ee france,
santi cazorla ayaa ku maqan wali dhaawac mudo dheer ah .

Tottenham” xiddigo badan oo spurs  ah ayaa wajahaya tijaabooyin  dheeriah ,

Sida harry kane  xanuun jilibka ah ayuu wajahayaa

Dele alli iyo harry winks labduba waxaa ay  dhaawayo ka qabaan lugaha gaar ahaana canqowga,

Hugo lloris Michel vorm waxaa aya qabaan dhaawac jilibka ah,

Toby aberweilreld  waxaa uu qabaa  dhaawac muruqa ah,

Victor wanyama isna waa jilibka  erik lamella isna kali ayuu ka dhaawacan yahay  ,

Dhaman xiddigahan waxaa ay mari doonan tijaabooyin kaala duwan.

shaxda labada kooxood  ayaa ah sidan

Arsenal :Cech,Koscielny,Mertesacker, Monreal,Bellerin, Ramsey,Xhaka, Wilshere,Kolaniac,Sanchez, Lacazette.

Spurs:lioris, Sanchez,Dier, Vertonghen,Tripper, Sissoko, Dembele,Rose, Eriksen, Alli,Kane

 Xilliga Ladawan Doono

Saacada: 3:30 galabnimo

Garoonka : fly emirate

Garsooraha: mike dean

Fikradaha Akhristayaasha (0)