Arsenal iyo Tottenham oo Shax isku Dhaf ah Laga Sameeyey Hadaba ,Kooxdee ayaa Xiddigo Badan Kuleh Shaxda?

Premier League ayaa lagu soo  laaban doona isbuucaan, iyadoo Arsenal iyo Tottenham ay  is wajihi doonan.

labadan koox oo dariska ka ah Waqooyiga London

Ayaa waxaa sanadihii  dame uu muudeen kuwo  awoodo  dheeraad ah mid.

Arsenal ayaa muddo dheer aheyd awooda ugu weyn horyaalka Premier League  ee waqooyin  London “xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay waxaa ay labadan naadi ciyaarta ku dhamaysteen barbaro, laakiin Spurs waxa ay aheyd mid cajiib ah labadii sanno ee ugu danbeysay, waxaana haatan horyaalka baacsi xoogan ugu jirta kooxda spurs.

Wargeyka Sportsmail ayaa soo xushay ciyaartoydii ugu fiicneyd labada kooxood ;

Waa sidan shaxda isku dhafka ah ee laga sameeyey 

Tottenham vs Arsenal 

Lloris; Bellerin, Alderweireld, Vertonghen, Rose; Dier, Dembele; Sanchez, Alli, Eriksen; Kane (4-2-3-1)

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)