Xiddigaha Ugu Kubad Bur-Burinta Badan ilaa Haatan Horyaalada Yurub; Waa Kuwee Xiddigahaas?

Waxa si weyn u sii badanaya muhiimada la siiyo xiddigaha bur-buriyayaasha khadka dhexe sanadihii ugu dambeeyay iyada oo aanhaatan kaliya muhiimada la siin dhaliyaayasha iyo caawiyayaasha.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Leganes Rubén Pérez ayaa ilaa haatan ah xiddiga ugu fiican kubad bur-burinta kooxaha waaweyn ee reer yurub isaga oo cel-celis ahaan kulan kasta dilay 4.8 kubadood.

1.Rubén Pérez (Leganes) 4.8 kulankii

2.Casemiro (Real Madrid) 4.2

3.Bruno Zuculini (Verona) 4.2

4.Wilfred Ndidi (Leicster) 4.1

5.Rafael Toloi (Atalanta) 4.1

6.Gabriel Pérez (Leganes) 3.9

7.Fabinho (Monaco) 3.8

8.Pablo Zabaleta (West Ham) 3.

Fikradaha Akhristayaasha (0)