Toban sano ka hor Robinho ayaa ahaa saxiixii ugu horeeyay ee Man City … wuxuu haatan doonayaa inuu dib ugu soo laabto daawashada Gabriel

Ronbino oo la hadlayey war baahinta dalka brazil yaa waxaa uu si cad usheegay in uu toban sano ka hor uu ahaa

Ciyaarn yahanka ugu           qaalisan ee ay soo gadato mancity ,

Haatan uu dib ugu laaban doono cariga England.

Taas oo sabab uga  dhigay kulaabashada England in uu daawado  da, yarka reer brazil ee Gabriel jesus ,

Robinaho oo hadalkiisa sii wataan waxaa uu yiri

“Waan jeclaa kooxda Manchester city   waayo waa kooxdaydii waxaan u qadariyaa si anan u qadrin kooxaha kubada cagta waxaan u ahay taageere wayn waliba marka la fiiriyo ciyaar yahanada aan soo wada qaadanay ee aan ku midownay magaca man city lkn haatan waxaan aadayaa cariga england  khasatan magalada manchester

Si aan udaawado  man city iyo waliba da,yarka dunida wacdaraha ka dhigaya ee Gabriel jesus

Waa xiddig aad u  da,yar lkn waxaa uu  u ciyaaraa  sida xiddig wayn waxaan ku dhiiri galinayaa in uu halkaa kawado dadaalkiisa waa uu gaarin karaa meel kasta oo uu ka higsanayo  kubada cagta taas waa    sameeyaa cid kasta

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)