Jamhuuriyadda Ireland Ayaa Xalay Waxaa Kubada ku Barbaratay Danmark Christian Eriksen Ayaa Shabaqa Soo Taabtay Seddexleey ;

Christian Eriksen.”ayaa ciyaarta  ka dib waxa uu ladlay  warbaahinta waxaa uuna yiri sida

Waxaan wajahnay ciyaar adag bilowgii ciyaarta ciyaartu waxaa ay yeelatay wajiyo kala duwan

Waxa ciyaartu mar noqotay barbaro  marna waxaa nala ku hogaaminayey 1:0 taas ayaa ahayd niyad jabaka ugu way nee nasoo wajahay  Ireland waxaa ay  hami wayn kala hayd koobka aduunk  xaagaag dalka Russia anaguna soo kale lkn waxaan ku khasbanayn in aan samayno soo laabasho xoogan , waxaa awood dheeraad ah oo aan garoonka ku jirin ahayd  cod k aka yeerayey aviva stadium,

Waxaa uu watay burji iyo cabsi gaar ah tas waxaa ku khabananay in aan admino cod ka jamaahiirta garoonka  midaas waxaa ay suurto gali kartaa markaad goolal dhaliso waa uu aamusayaa codka xoogaa bad nee ka imaanaya jamaahiirta .

Waxaa noo suurto gashay in aan la nimadno goolal badna si aan xagaaga u aadno Russia  sidaas ciyaarta ka dib waxa yiri Christian eriksen “

Ciyaarta ayaa ahay mid labada xulba ay doonayaan booska  koobka aduunka ee Russia  halkaa oo eriksen  uu xalay ka dhaliyey saddexlay sarjoogana ka tuuray xulka  Ireland ciyaarta oo ku soo idlaatay 1:5  sidaasna waxaa Russia isag xaadiriyey Denmark

Fikradaha Akhristayaasha (0)