Watford Oo tababare Marco Silva Diiday Everton In uu u dhaqaaqdo Merseyside ;

Watford ayaa diidday qaabka ay Everton ugala soo wareegeyso Marco Silva.

Saraakiisha Everton ayaa kala xiriiray Watford subaxnimadii Isniinta ka dib markii 40 jirkaan horay  ayaa horey kugu dhawaaday hull in u dhaaqaqo,

Saraakiisha Everton Waxa ay la kulmeen diidmo xoogan oo ka timid Watford, kuwaasoo arkay Silva si ay u helaan bilowgoodii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan tan iyo Graham Taylor era.

Silva ayaa doonaya inuu fursad u helo inuu la hadlo Everton laakiin uusan heysan qiimaha lagu burburin karo qandaraaskiisa labada sanno ee uu saxiixay xagaaga.

Taas ayaa ka dhigeysa inaysan wax heshiis ah ka dhicin, waxaana laga yaabaa in Everton ay ka soo horjeedo Silva inay ku qasbaan arintiisa ama dalab indhaha ah Watford ma diidi karto.

40-jirkaan ayaa aad loo  amaanay tan iyo markii uu yimid England 11 bilood ka hor, islamarkaana uu sii wadi doono inuu soo kabsado ka dib bilowgii xilli ciyaareedkan. Silva ayaa ku dhowaaday Hull City horyaalka Premier League ka hor inta uusan u dhaqaaqin Watford dailymail ayaa qortay

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)