Weeraryahankii Hore ee Liverpool Fernando Torres ayaa Isha ku Haya Inuu Amaah Ugu Soo Laabto Newcastle Ama Southampton,

Torres ayaa qorsheynaya inuu ciyaaraha ka fariisto marka uu qandaraaskiisa Atletico uu dhaco, inkastoo uu doonayo inuu si amaah ah ugu ciyaaro bisha January ka dhisan horyaalka England Eplka.

Taageerayaasha Newcastle ayaa rajeynaya in Benitez uu ku soo biiriyo Torres  St James ‘Park ka weeraryahanka uu seddex sanno ku maamulayey tababarka kooxda ka dhisan  anfield road ee Liverpool iyo hal xilli ciyaareed oo Chelsea ah.

Torres ayaa ku raaxeys tay waayihiisii  Anfield, isagoo dhaliyay 81 gool 142 kulan oo uu u saftay, laakiin qaab ciyaareedkiisa ayaa si aad ah u lumay markii uu ku biiray Chelsea bishii Janaayo 2011.

Fikradaha Akhristayaasha (0)