JAMIE REDKNAPP: Oo Aamaanay Dadalka Uu Wado Southgate oo uu Sheegay In uu Horay Usocdo;

Jamie redknapp oo  ka aamusnan waawayey hormarka ay ku talaab sanayaan dhalin yarada xulka England  ayaa waxaa uu aad ugu  dheraaday in uu  amaano dhalintaa xulka England isaga oo arintaan ka hadlayana waxaa uu yiri sida soo socota

Tani waa sida aan dib ugu soo laaban karo  jacaylka xulka  England ee yar yar . Taasi ma ahan mid adag. Waxaan mar walba ku fakarayey inaan heysano ciyaartoy da,yar ah oo  tayo leh.

Waxa aan qabannay waa maamulayaal aan munaasib ah, fekrado aan caadi aheyn oo aan jeclay sanay cid kasta  oo lagu soo xulay .

Waxaan arkay Gareth Southgate oo laga soo xigtay Axadii isagoo sheegay inuusan ku riyaaqin dhamaan kulamada England tan iyo markii uu noqday tababare.

Way fiicantahay in aan ogaano inaanan kali aheyn. Xitaa macalinka England ayaa si daacad ah u qirtay in.

Laakiin waxa uu sameynayaa wax ku saabsan qaran waana inaan soo dhaweynaa kooxdii uu xulka Germany usoo  xulay iyo xulka oo uu la shaqeynayay kulankii talaadadii  ee ay la ciyaarayeen Brazil.

Waxaa lagu qasbay inuu ku biiro tirada laacibiinta (oo aan aragno inta cayaartoydaasi ay u soo baxayaan kooxaha Premier League todobaadka soo socda) waana hal kulan oo kaliya – laakiin aan eegno natiijooyinka

Waxaan maleyn karnaa kooxda uu ka socdo Harry Kane, oo leh Dele Alli, Harry Winks, Eric Dier, Danny Rose – oo ah ciyaaryahan muhiim ah oo ka mid ah ciyaartoyda Tottenham oo muujiyey inay ka baqdin qabeen kulamadii ugu danbeysay ee Real Madrid ee Champions League – iyo Kyle Walker, John Stones iyo Raheem Sterling, kuwaas oo dhamaantood kuu  soo hagaagaya ka hoose ciyaarida  Pep Guardiola, Marcus Rashford, Adam Lallana (marka uu taam yahay) iyo dalagyada kale ee dhalinyarada ah oo qeylinaya in la maqlo waa arin u roon xulka engalnd.

Ruben Loftus-Cheek waa mid ka mid ah ciyaartoyda xulka ee dhalin yarada ah waxaa uu dheelay hal ciyaar oo runtii adag waxaa uu  muujiyey tayada uu leeyahay

Waan ku faraxsanaa inaan arko isagoo tababaruhu  uu ciyaar siiyey kulankii Wembley ee ay wajaheen Jarmalka. Waxaan ka hadleynay suurtogalnimadiisa mudo dheer dailymail ayuu uwaramay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)