Cristiano Ronaldo Ayaa Yari Waxaan Soo Dhawaynayaa Gabdhayda Yare ee Aduunka Ku Soo Biirtay;

Xiddiga kubada cagta Cristiano Ronaldo ayaa dabaaldegay dhalashada cunugiisii yar ahna ilmihiisii afaraad – kaliya saacado ka dib markii TV-yada  laga  xaqiijiyey dhalashada  gabdhan yar.

32 jirkaan ayaa sawir ka qaaday gabadhiisa  udhashay gabadhan yar ee Georgina Rodriquez, oo ah 22 jir, iyadoo gabadhiisu la socoto wiilkiisa ugu weyn caruurtiisa  Cristiano Jr.

Wuxuu  bogiisa Instagram kusoo qoray  sidan ,Geo iyo ‘Alana Martina labadaba way fiican yihiin! Dhamaanteen waan ku faraxsanahay! ”

Qoyska ayaa yimid Isbitaalka Universitets Quiron ee Madrid, oo ku dhow aqalka kubada cagta ee ku yaala VIP estate La Finca, horaanti axadii halkaas oo ah meesha ay gabdaha yar ugu dhalatey Ronaldo .

Fikradaha Akhristayaasha (0)