Ciyaaryahankii Hore ee Kooxda Celtic Iyo Manchester United Liam Miller Oo La Dagaalamaya Kansarka Ayaa Sheegay In 36-Sano Jirkaasi uu Daaweynayo Kiimiko.

Wuxuu dib ugu soo laabtay magaalada Cork laba sano kahor isaga oo xaaskiisa iyo saddex caruur ah ka hor intii uusan ku jirin Wilmington Hammerheads.

Miller waxaa la fahamsan yahay in uu la dagaallamo kansarka, oo  uu daaweyn ku qaato dalka  Maraykanka bishii hore ka hor inta aysan guriga ku soo noqon xaaskiisa waxaa ay tiri ayada oo dhaliilaysa  jilaaga caanka ah ee lagu magacaabo ayey tiri

Hibs Tamim McManus wuxuu ku qoray barihiisa  bulshada : ‘War xun oo ku saabsan Liam Miller waxa ay xajinayaan faraha isaga oo si toos ah u soo jiidanaya indhaha bulshada aduunka ee isticmaasha  baraha bulshada .

Ciyaar yahan kan ayaa cududrkan la tacaaalayey waayo badan xataa marka la yiraahdo waayihiisii ciyaareed ee kooxda Manchester  waxaa uu sheegayaa in uu xanuunkn kala kulamay caqabada badan isagaa oo uwaramaya war sidaha daily mirror ayuu sheegay in uu  xanuunka wax badan la tacaalay lana tacaali doona inta  ka harsan noloshiis

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)