kulamo Saaxiibtinimo Ayaa Ka Dhacay Xalay Qaaradaaha Dunida, Dadaba Maxa Kasoo Baxay ?

Xalay waxaa garooda aduunka ka qabsoomay kulamo saaxiibtinimo oo kulamdaas  oo gaaaraya ilaa lix kulan

Hadaba qaramada dheelay waxaa ka mid ahaa qaran argentina oo la ciyaaray marti gali yaasha koobka aduunka iyadoo qaran kastaa tijaabinayey awoodaha uu lasoo shir tagi doono marka lagaaro koobka aduunka 2018 oo ay ina xigaan wakhti cayiman,

Halkaa oo aysan xulka Russia kala kulmin natiijo ay ku faraxaan kadib markii gurigooda looga badayey 0:1 taas oo ay ku badiyeen wiilsha reer argentina oo ay ka soo safaray qarada latin America gool kaas  madiga ah oo uu dhaliyey  ciyaar  yahan reer argentina iyo koxxda manchaester city goolka oo dhashay wakhti dame ee ciyaarta oo ahaa 86 aad ee ciyaarta.

Dhanka kale waxaa wada ciyaaray xulka spain iyo costrica , ciyaarta oo ay  marti ahaayeen xulka costrica  ciyaartan Ayaan waxaa gacan sareeyey xulka spain,   oo aan wax asxaan ah u samayn dhigooda costrica  halkaas oo baalasha laga rifay cowska goonka la rosaleda lacunsiiyey markii 5:0 loo dhiibay wiilasha ka soo saray waqiiyiga lattin America  hadaba goolasha spain waxa kala dhaliyey xiddigaha kala ah Jordi alba, A. morata , D.silva,  A.iniesta

Xalay waxaa boqorka ciyaarta noqaday  D silva oo labo gool ka dhaliyey ciyaarta.

Sidoo kale waxaa qarada Africa k qabsoomay ciyaaro sxb tinimo oo ay wada ciyaareen xulka Namibia iyo qaranka Zimbabwe   ciyaarta oo ku soo dhamaatay natiijo 3:1  hal ah  ay ku badiyeen qaranka   Namibia  oo marti loo ahaa,

Dhinaca kale iyo aasiya hadan aadnan waxa wada ciyaaray Qadar iyo Czech republic.

Qarad oo marti loo ahaa ayaa gurigooda looga badiyey  Czech republic ayaana hal gool ku garaacday  qadar.

Waxaa kale oo wada ciyaaray Macedonia iyo Norway,  2:0 waxaa ku badi say  macedonia

Fikradaha Akhristayaasha (0)