Ireland Waa Ay Soo Baxday Waxaa Ay ku Soo Baxday Barbaro Goolal la’aan badbaadisayna Shaqada Randolph ;

Ciyaartii xalay dhex martay irland iyo qaranka denmarka ciyaartan oo ahayd mid labada qaran kala raadinayeen mid kasta in ay la timaado natiijo wax ku ool ah halka denmka raadinaysay badi ay ku xaqiijiso himiladeeda koobka aduunka halka  republic of iraland ay raadaysa hal dhibic  oo ay ku xaqiijiso kaalinteeda koobka aduunka ee  Russia 2018 ka fur maya hadba irland waxaa ay si toos ah u xaqiijisay kaalaintii ay kulahayd  koobka duunka   oo ay hal dhibic ka heshay Denmark oo ay  kula ciyaareen keeda parken lagu magacabo

Fikradaha Akhristayaasha (0)