Arsenal: Oo Badelka Sanchez ka Dhex Arootay EPL;

Kooxda Arsenal ayaa si dhab ah u dooneysa saxiixa garabka kooxda Crystal Palace ahna  da,yarkii horee  ee kooxda manchaester united ee Wilfried Zaha waxa ayna sheegayaan  in ay helaan suuq furanka soo socda ee bisha January 2018-ka

Arsenal ayaa la xusayaa in laacibkaas u arkaan badelka Sanchez kaasi oo weli xaalkiisa la bixin la yahay inkastoo hishiiskiisa uu dhacayo xagaaga 2018-ka

The Sun ayaa sheegeysa in Wenger uu diyaar u yahay in Zaha uu ka geeyo dalab gaaraya 35 milyan oo gini

Zaha ayaa kooxdaas Palace waxa uu xagaagii la soo dhaafay u saxiixay hishiis kooxdaas ku sii hayanaya 5-ta sano ee soo socota

Fikradaha Akhristayaasha (0)