Maxaa Hameenkii Xalay Ahaa Kala Gabsaday Croatia iyo Greece

Waxaa  hameenkii xalay ahaa la ciyaaray kulamo is garab socday oo  isugu jiray kulamo  isreeb reebka koobka aduunka  oo ay dheeleen afar qaran oo kal ah Croatia iyo Greece  ciyaartaa  oo   ahay ciyaar xamaasadeeda xambaarsan oo  afartan qaran ayaa qaran kastaa waxaa uu halgan ugu jiray sidii uu u xaqiijin lahaa boos kiisa koobka aduunka 2018 ka dhici doona dalka Russia  qadamada oo  ciyaarahooda ku soo gabagaboo been natii jooyin kala duwan

Ciyaaartii dhex martay Croatia iyo Greece ayaa ku soo gababowday  4:1 oo ay ku badisay Croatia  waxaana goolasha u daah furay xiddiga khadka dhexe  oo  kooxda realmadrid luke modric daqii qadii 13 aad ee ciyaarta waxaana goolasha sii racaa saday N.kallic oo daqiiqadii 19 aad sii raac saday goosha  labaad halka goosha  saddexaad iyo afraad ay ugu sii adareen ciyaar yahanada kala ah I,perisic iyo A.kramaric  halka goosha calan ka  Greece  uu  u dhaliyey  lacaacibka lagu magacaabo papastathopoul

Fikradaha Akhristayaasha (0)