Manchester United ayaa indhaha ku heysa daafaca kooxda Barcelona Samuel Umtiti

Manchester United ayaa xaqiijisay in daafaca Barcelona Samuel Umtiti uu diirada u saaran yahay islamarkaana uu rajeynayo inuu ka faa’ideysto  lacagta lagu burburin karo  oo 53milyan  ginni.

Daafaca  Faransiiska ah ayaa si joogta ah u joogay Nou Camp tan iyo markii uu 21 milyan oo ginni uga soo dhaqaaqay Lyon xagaagii 2016, isagoo u saftay 58 kulan.

Laakiin tababaraha United Jose Mourinho ayaa aaminsan in qandaraaskiisa lagu burburin karo 53milyan oo ganni, waxaana uu ka fiirsanayaa inuu u dhaqaaqo  in uu u dhaqaaqo  qalcada ay ku ciyaarto kooxda man utd sidaas waxaa qabta dailmail ayaa qortay
 

Fikradaha Akhristayaasha (0)