Manchester United ayaa 630 milyan ginni ku qarashgareysay saxiixyo cusub tan iyo Sir Alex Ferguson

Manchester United ayaa markii ugu danbeysay ee Premier League ku guuleysatay sanadka 2013, iyadoo macalinkoodii ahaa Sir Alex Ferguson uu ka fariistay wax ka badan qarnigii afaraad.

Kooxda Old Trafford ayaa ku jirta tababarahoodii sedaxaad tan iyo markaas ka dibna ay ku guuleysteen FA Cup, League Cup iyo Europa League, lakiin waxa ay ku guuldareysteen inay soo xerogeliyaan horyaalka.

Taas ayaana ah arinta keentay in man utd £ 627.2million ku qarash gareysay saxiixyo cusub tan iyo xagaagii 2013, sida David Moyes, Louis van Gaal iyo tababaraha haatan Jose Mourinho

Hadaba liiska xiddigaha ay lacagta ka bixiyeen waa  sidan

 

Marouane Fellaini 

Signed from Everton, transfer fee £27.5m

Juan Mata 

Chelsea, £37.1m

Ander Herrera

Athletic Bilbao, £32.4m

 

Marcos Rojo 

Sporting Lisbon, £16m

Angel di Maria

Real Madrid, £60m

 

Daley Blind

Ajax, £14m

Memphis Depay

PSV Eindhoven, £25m

Matteo Darmian 

Torino, £12.7m

Bastian Schweinsteiger 

Bayern Munich, £6.5m

Morgan Schneiderlin

Southampton, £25m

Anthony Martial 

Monaco, £58m

Henrikh Mkhitaryan 

Borussia Dortmund, £27m

Paul Pogba 

Juventus, £89m

Victor Lindelof

Benfica, £30m

Romelu Lukaku 

Everton, £75m

Nemanja Matic

Chelsea, £35m

Fikradaha Akhristayaasha (0)