Madaxa kooxda Arsenal Steve Rowley ayaa lagu wadaa inuu ka tago ka dib 35 sanno oo uu dib u cusbooneysiiyay nidaamka qorista ee kooxda;

Madaxa kooxda Arsenal Steve Rowley, oo 35 sanno ka soo shaqeeyay kooxda, ayaa qarka u saaran inuu ka tago kooxda ka dhisan Premier League.

Rowley ayaa la xiriiray asxaabtiisii kooxda si uu ugu sheego” inuu ku filan yahay. Afhayeen kooxda ayaa sheegay habeennimadii Arbacadii in mustaqbalka uu weli soo dhamaanayo.

Si kastaba ha ahaatee waxay u muuqataa Rowley in uu dhamaaday mustabalkiisii kooxda arsenal – inkasta oo uu iskaashi dheer la leeyahay tababare Arsene Wenger, kaasoo madax weyne u ahaa kooxda Arsenal tan iyo 1996-dii,

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)