Magacyada 10 ciyaaryahan oo markii ugu horaysay todobaadkaan looga yeeray xulalkooda

Waxaa todobaadkan dhamaadkiisa iyo todobaadka dambe lagu mashquuli doonaa kulamada waajibaadka qaramada.

Xulalka qaar isreeb reebka koobka aduunka ayay cayaarayaan halka xulalka badankooda kulamo saaxiibtinimo cayaari doonaan gaar ahaan kuwa usoo baxeen koobka aduunka xagaaga dambe Russia lagu qaban doono.

Hadaba waxaan idiin heynaa 10-cayaaryahan oo markii ugu horeesay xulalkooda loogu yeeray sidoo kalena todobaadkan ama todobaadka dambe la siin doono fursad ay markii ugu horeesay xulalkooda u cayaari doonaan:

Cristian Pavon (Argentina/Boca Juniors)

Tammy Abraham (England/Swansea City)

Joe Gomez (England/Liverpool)

Ruben Loftus-Cheek (England/Crystal Palace)

Steven N’Zonzi (France/Sevilla)

Marcel Halstenberg (Germany/RB Leipzig)

Bruno Fernandes (Portugal/Sporting CP)

Sergej Milinkovic-Savic (Serbia/Lazio)

Luis Alberto (Spain/Lazio)

Suso (Spain/Milan)

Fikradaha Akhristayaasha (0)