Tababarihii hore ee Man United oo kusoo laabanaya horyaalka Ingriiska. Waa tababarahee?

David Moyes ayaa loo magacaabi doonaa tababaraha cusub ee West Ham Talaadadii, sida ay ogaatay Sky Sports News.

Tababarihii hore ee Manchester United iyo Everton ayaa ku guuleysan doona in uu qabto kooxda wast ham oo laga raacdeeyey  macalinkii  koodaas Slaven Bilic

Moyes ayaa noqon doona macalinkii 16 aad ee taariikhda West Ham taariikhda, waxaana uu saxiixi doonaa heshiis lix bilood ah, iyadoo kooxda ay ku jirto kaalinta 18 aad ee horyaalka Premier League.

Fikradaha Akhristayaasha (0)