Harry Kane iyo Harry Winks ayaa laga saaray xulka England Hadaba Maxay Tahay Sababta?

Labada xiddig ee Tottenham Harry Kane iyo Harry Winks ayaa ka baxay xulka England ee wajahaya Germany iyo Brazil sababo la xiriira dhaawac.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda West Brom Jake Livermore ayaa loo yeeray  si uu ubuuxiyo booska uu kabaxay Wink, Sky Sky waxaa arintaa faah faahiyey  tababare Gareth Southgate dhan kale waxaa loo yeeray  – Jamie Vardy, Marcus Rashford.

Labada ciyaaryahan ee Tottenham ayaa qiimeynayay kooxdooda caafimaadka kooxda Isniintii iyo ka dib markii ay wadahadal la galeen Southgate, waxaa la go’aamiyay inaysan ciyaareynin kulamada saaxiibtinimo ee soo socda.

Fikradaha Akhristayaasha (0)