WARBIXIN+SAWIRRO-Waa kuwee laacibiinta dhaliyey goalasha ugu dhaqsaha badan xagaagan EPL-ka England

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada Cayaartoyda dhalisay 6 da Gool ee ah kuwa ugu dhaqsiyaha badan ee ilaa hada laga dhaliyey Horyaalka Premier League dalka England kuwaas oo u kala dheela kooxaha kala duwan ee Xiligaan ka qayb qaadanaya.

Hadaba waa kuwee 6 daas Cayaaryahan?

6. Antonio Valencia- 3 min, 16 seconds

5. Chris Wood- 2 min, 50 seconds

4. Juan Mata- 2 min, 24 seconds

3. Alexandre Lacazette- 2 min, 18 seconds

2. Alvaro Morata- 1 min, 22 seconds

1. Shinji Okazaki- 52 seconds

Fikradaha Akhristayaasha (0)