AKHRISO-Xulka kubadda cagta Puntland iyo da’da dhammaan xidigaha, kan ugu yar ilaa kan ugu weyn

Xulka kubadda cagta puntland da’da uu jiro cayaaryahan walba oo ka qayb galaya koobka maamul goboleedyada somalia ee kismayo lagu ballansan yhy.

C/salaan dhidhiyo (C) 24 sano.
yasiin robinho 35 sano
Geesay 30 sano. 
C/laahi yare 30 sano.
suuldaan 28 sano.
maxamed deeq 26 sano
maangala 26 sano
yacquub 26 sano.
dhakab 26 sano.
gureey karo 24 sano.
Cismaan madoobe 24 sano.
c/raaxman fajuuge 23 sano.
burhaan timacade 29 sano.
jamaac muuse 22 sano.
C/Shakuur boqoole 23sano
mo faraax 23 sano.
c/samaad bide ajiini 23 sano.
maxamud jamac injiner 21 sano.
Khaliiid pedro 21sano.
macalin ciiro 49 sano.
macalin jabra 57 sano.
maxamed abdalla 57 sano.

FG. Waa da’da ID-CARD ka loogu dalbay cayaartoyda xulka puntland

XG. Captain zalaanka lazzol

Fikradaha Akhristayaasha (0)