Magacyada iyo Sawirada Cayaartoyda Kubada cagta ee aad moodo in ay Mataano yihiin Atoorayaal Caan ah

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee muuqaal ahaan ay aad isugu egyihiin Atoorayaal Caan ka ah Caalamka kuwaas oo aad moodo in ay Mataano yihiin.

Hadaba waa kuwee Cayaartoydaas.

5. Fabien Bartez and Jason Statham

4. Karim Benzema and La Fouine (Laouni Mouhid)

3. Xavi and Salman Khan

2. Roberto Carlos and Vin Diesel

1. Colin Kaepernick and Marouane Fellaini

Fikradaha Akhristayaasha (0)