Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Premier League markii ay badal ku soo galeen?

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada cayaartoyda ka dheeshey Horyaalka Premier League dalka England ee dhalisay Goolasha ugu badan Markii ay badal ku soo galeen Cayaarta Naadigoda.

Hadaba Waa kuwee Cayaartoydaas?

6. Olivier Giroud- 13 goals

5. Javier Hernandez- 14 goals

4. Daniel Sturridge- 15 goals

3. Nwankwo Kanu- 17 goals

2. Ole Gunnar Solskjaer- 17 goals

1. Jermain Defoe- 23 goals

Fikradaha Akhristayaasha (0)