(SAWIRRO) Halkee ayuu marayaa diyaar garowga xulka kubada cagta Puntland ee Kismaayo ku wajahan.

Wasiirka Wasarada shaqada, shaqalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Cabdirixmaan Sheikh Axmed ayaa boqosho ugu tagay ciyaartoyda xulka kubada cagta Puntland oo ku jira tababar ay ugu diyaar garoobayaan tartanka dowlad gobl,eedyada oo bishaan dhammaadkeeda ka furmidoona magaalada Kismaayo.

Wasiir Cabdirixmaan ayaa boogadiyey dhirigalina u sameeyey Xulka Puntland isagoona u sheegay in mar labaad laga sugayo inay soo hoyaan guul lamid ah midii sanadkii hore.

Xulka kubada Cagta Puntland ayaa Bishi ugu danbaysay ku jirtey tababaro ay ugu diyaar garoobayaan ka qeyb galka koobka dhawaan lagu qaban doona Magaalada kismaayo ee xarunta Jubbaland.

DAAWO SAWIRRADA.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)